Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Waaxda Socdaalka
Pirates Threaten Food-Aid to Somalia: 2008.07.19
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:63
Date:23-07-2008
Bye Bye  - Maria Carey
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:103
Date:22-07-2008
bob marley - no woman no cry
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:39
Date:22-07-2008
Somali supermodels
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:270
Date:20-07-2008
Rihanna - Hate That I Love You
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:820
Date:20-07-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 01 2007
Waaxda Socdaalka
News in Somali - Siyaasadda | Somaliya
Written by Ali Moallim   
Thursday, 01 November 2007

Mogdishu,(insidesomalia.org): Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in Xujaayda dooneysa in ay sanadkan soo Xajiyaan ay ku safri karaan oo kaliya Baasaboorka cusub ee ay soo sameysay DKMG Somalia.

Madaxa Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa ugu baaqay Dadka doonaya inay soo xajiyaan sanadka in ay si deg deg u qaataan Baasaboorka cusub.

Isagoo sheegay in ciddii uu ka dhaco waqtiga qaadashada Baasaboorka cusub loo sameyn doono dhaafiye KMG ah oo Xajka kaliya loo isticmaali karo (Travel Document for Haj).

Mr Gaafow waxaa uu intaas ku daray in ay la xiriireen Dowladda Sacuudiga iyo Dowlado kale oo dhowr ah, kuwaasi oo ay kala hadleen arrimaha Baasaboorka cusub ee Soomaaliya, wuxuuna meesha ka saaray in Baasaboorkii hore la sii isticmaali karo.

"Waqtigii loo qabtay isticmaalka Baasaboorkii hore ee Soomaaliya waa uu dhamaaday, mana jirto sabab kalifeysa in dib loo soo celiyo isticmaalkiisa"ayuu yiri Mr Gaafow.

Hadalka ka soo baxay Waaxda Socdaalka DKMG Soomaaliya ee khuseynaya Xujaayda sanadkan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo Gulaha wasiirada ay shalay go'aamiyiin in Xajka lagu aadi karo Baasaboorkii hore, iyadoo shirka go'aankaas lagu gaarayna uu shir guddoominayay Sii hayaha Xilka Ra'iisal wasaarinimo Prof. Saalim Caliyow Ibrow.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Related news items
Newer news items
Older news items

<< Previous Page          

< Prev   Next >